Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray xafiiska waaxda Dad-dhigista ee degmooyinka qeybta Galbeed (Sawirro)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray Xafiiska Waaxda Dad-dhigista ee Degmooyinka dhinaca Qeybta Galbeed ee Gobolka Banaadir, taasi oo maanta laga furay Degmada Wadajir ee Magaalada Muqdisho. Munaasabada xarig jarka ayaa waxaa goobjoog ka ahaa Guddoomiye Kuxigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyigelinta Maamulka Gobolka Banaadir, Taliska … Continue reading Duqa Muqdisho oo xariga ka jaray xafiiska waaxda Dad-dhigista ee degmooyinka qeybta Galbeed (Sawirro)